C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe oo ah  caasimadda rasmiga ah ee maamulkaasi. Waxaa safarka Madaxweynaha qeyb ka ahaa Guddoomiyaha Golaha Baarlamaanka maamulka Koofur Galbeed, C/qaadir Shariif Sheekhunaa Maye, Suldaan Xeydar Suldaan Suufi Suldaan Munye iyo mas’uuliyiin kale. Madaxweyne Lafta gareen, ayaa ka mahad celiyay sidii … Continue reading C/casiis Laftagareen & wafdi uu horkacayo oo gaaray degmada Baraawe (Sawirro)